Asc walaalayal danbigeena iyo kii waalidkeenba rabi ha dhaafo inta NABI MUXAMED N.N.K.H u shafeeco qaado allah ha inaga yelo wlllhn reer falastiin allah ha u gargaro
Xabad joojin walba aniga wlh shaki ayaan ka qabaa carabtana wa xaasidiin siday maxaabista ugu badalanayan maalmo xabad joojin ah iyo gargaarka maalinkey dhamaato maxabiista maxaa xigi doona lkn ALLAH bey leeyahiin o khiyaana walba o lo dhigo HAMAAS ALLAH baa ku celin doona insha ALLAH
Markey dhamaato waxaa lagu kordhinayaa hubka aan loogu tala galin dagaalada nukliyeerka qafiifka ah lagu laayo matida baahan Bakse Alle subxana watacala ayaa ka weyn dulmiga ay wadaan
HAYE HAYE PUNTLAND BAXAR BAA LA GALIN HAYAA EMIRAAT MAY AAMINEN ISRAEL NIDAAM DIFAACEDKEDI AYAABA WAXBA QABAN WAYE XUUTIYINTA O 2000KM U JIRAN GARAACI HAYAANE BOOSASO O DHOWR BOQOL U JIRTO HAYE AAN ARAGNO OLOLKIINA PUNTLAND IDINKA BIXI DOONO
Kuwiin ma noogto haloo diro iyadaa shaqadaas taqaan waayo hal aadan jirin ku jabisay waa ayaan daro dagaal wakaladeed yey baahi idin geyn reer buntland
Asc walaalayal danbigeena iyo kii waalidkeenba rabi ha dhaafo inta NABI MUXAMED N.N.K.H u shafeeco qaado allah ha inaga yelo wlllhn reer falastiin allah ha u gargaro
Thanks maracas 🎉🎉
14second kaliya aniga number one ah mashalah
Xabad joojin walba aniga wlh shaki ayaan ka qabaa carabtana wa xaasidiin siday maxaabista ugu badalanayan maalmo xabad joojin ah iyo gargaarka maalinkey dhamaato maxabiista maxaa xigi doona lkn ALLAH bey leeyahiin o khiyaana walba o lo dhigo HAMAAS ALLAH baa ku celin doona insha ALLAH
Markey dhamaato waxaa lagu kordhinayaa hubka aan loogu tala galin dagaalada nukliyeerka qafiifka ah lagu laayo matida baahan
Bakse Alle subxana watacala ayaa ka weyn dulmiga ay wadaan
An ku salino N N N muxamed scw scw scw
❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam
Sidookale walaalkey maracade jazaakallaahu qeyr
Goodgoodgood🎉🎉
Thank you for interesting and intelligent videos. You make my online experience rich and interesting.🗻🦄🤚
Ana u horeeyo
Illaahow kadulqaad dhibaatada walaaleheen palestine yaman iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi
Butland waxe usocota yahuda ine gacanta ugaliso dhulkeyna imaardka carabta waa dalalka yahuda 😂
Allaahu akbar yahuud waa jabtay
Mahsanid
Thank you so much for your creative findings. Your videos are a real inspiration.⛴🌽🙄
First man😊
Imaaraadku ma aha carb iyo muslim waa yuhuud
Doorasha isreal waa gooran
Caawa waa sok dahday maxaa ku helay Intaa Saac ma gaari laheen sugitaankaga ku gaaray 😢 Ugu danbeyn hada so dhigtay thanks
Imaratku waa cadowga muslimiinta
SOOMAALIYA HOGAANKEEDA WAXAA UTALIYA IMAARAATKA MADAXDEENU WAA CAADO QAAYAYAAL XUUTIGUNA HAGARAACO SOMAALIYA WAA LOOBAAHANYAHAY
Xute miiiya laga werari raba budlan
Israel ayaa rabta ineey xuutiga ka weeran somaliya imarad ayaana u adeegaya yuhuudda
waxa weeyi israaiil oo imaaraatku soo dajinayo halaga hortago imaaraatka iyo israaiilba daronta turkiga haloo diro hanala burburiyo
Yaaba anga arganay Bala maxuu imaarada Naga soodonay
HAYE HAYE PUNTLAND BAXAR BAA LA GALIN HAYAA EMIRAAT MAY AAMINEN ISRAEL NIDAAM DIFAACEDKEDI AYAABA WAXBA QABAN WAYE XUUTIYINTA O 2000KM U JIRAN GARAACI HAYAANE BOOSASO O DHOWR BOQOL U JIRTO HAYE AAN ARAGNO OLOLKIINA PUNTLAND IDINKA BIXI DOONO
Wakaas. Inay yuhuuda isleeyihiin..budlan.iyo yuhuuda.asalkooda baa soo jeeda halayaabin
Kuwiin ma noogto haloo diro iyadaa shaqadaas taqaan waayo hal aadan jirin ku jabisay waa ayaan daro dagaal wakaladeed yey baahi idin geyn reer buntland
Xabad jojintu wakumelgar kalabarna maxabista walasidayn mudaduna wa 45malin kadib inheshis rasmiya logagudbo 45tas malin waxakuxiran wadahadal taso ah firaq logutalagalay in israil heshiska kagabaxdo iyado kenaysa shurudo ah tir tirida xamas bahdilkoda iyadon ka,adkan didmo kadib dagalka bilawdo kadib sidiokale kumelgar sidayn maxabis washiqol maxabista lagu dhamaysanayo kadibna larabo inlabuufiyo rerqaza
Maxaa ka jir puntiland waxas waa been
Qadar iyo masar masuliyad malaha aydamaanad kuqadan washaqale kaliya qabta shaqada loidmaday midna ogow takulada dhaqale qadar siso mamulka xamas inuyahay midlo ogoladay inaysiso jirtana marar israil udiday sababta inay qadar fuliso rabitankeda maraykan dhexgalay maqan ujedka wamidqarson maraykana dantukalaha wa madama quwado kale jiran cawinkara xamas inaysan gacantoda kabixin lalasocdo awododa adegayal basasina wanag hakasugin
Haday xaqiiq noqoto arintas ah in bosaso rader israil ledahay lageyo bosaso imaradku wakil ama magac uside kayahay waxa xaqiiqa in larabo dagal laguqado xutiyinta somaliya ama puntlandna aqbalen wakil kanoqoshada dagal imaradku dalkisa kasofogeyay dhaman ciidamada imaradku kaqortay somaliya mamulkastana ujedkodu yahay iyago imarad matalaya inloqado dagalka yaman xutiga tanwa halis